Somali
Saxaafad
Baaq Ka Socda Soosaaraha ama Daabacaha
March 23-keedii, waxaan daabacnay war ku saabsan gabar Soomaaliyeed, Shukri Cabdi oo sheegatay inay ku nooshahay Beled Xaawo oo dhawaan codsi usoo qoratay inay suxufi ka noqoto Somalia Report. Warkii saddexaad ee ay noo soo gudbisay ayaa umuuqday mid xiiso leh maadaama ay wareysatey haweyney sirdoonka al-Shabaab ah. Tii ugu danbeysey waxaa la filayey inay wareysato Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, taasina waxay aheyd fursad caadiga ka baxsaneyn maadaaama DKMG ay...
Akhristayaasha Sharafta Leh ee Somalia Report,
Martin Leduele oo la Tarxiilay Markuu ka Dhuuntay Kooxaha Nabadsugida
Al Shabaab
Jibriil Axmed Diiriye, sarkaal sirdoon, lagu Qabtay Kampala
Sarkaal sare oo al-Shabaab ah ayaa lasoo tabiyey in lagu xiro caasimada Yugaandha ee Kampala, sida ay sheegeen ilo lagu kalsoonyahay iyo markhaanti la hadlay Somalia Report.

Ciidamada sirdoonka Yugaandha oo ay caawiyeen qaxootiga Soomaaliyeed ayaa qabtay Jibriil Axmed Diiriye (Jibriil Dheere), oo ah sarkaal Amniyaat ama xubinta sirdoonka al-Shabaab habeenimadii isniinta, isagoo ku dhuumanayey xaafada Kisenvi.

"Ninkan waxaa suurta galisay in la qabto caawimaada...

Caruur Daawaneysay Kubadda Cagta ayaa ka Mid Ahaa Dadka Qaraxa ku Dhintay
Al-Shabaab oo Ballanqaaday Ciqaabida Malayshiyaad Buurhakabo Gacanta ku Dhigtay
Dadka Degaanka oo Sheegay Ciidamo Badan oo Degaanka Jooga
Waxaa laysla Dhexmarayaa Xiritaanka Hogaamiyaha Al-Shabaab
Xasili La’aanta Gaalkacyo oo Sii Kordhaysa
Dagaaladii xalay oo Fallagada Xoog looga Saaray Dayniile, Heliwaa
Sheekh Cabduraxmaan Muudey Rasmi loo Xaqiijiyey, Ballan qaaday La Degaalanka CDK
Al-Shabaab iyo Saraakiisha DKMG oo Ku Murmay Khasaaraha
Ciidamada DKMG-Itoobiya oo Qorshaynaya Inay Weeraraan Al-Shabaab
Afar Lagu Dilay Dagaalka Dhamse
Saldhiga Fallagada ee Yaaqle oo ay Weerareen Diyaarado Dagaal
Afar Saldhig oo Galbaharey u Dhow La Burburiyey, Ciidankuna u Gudbay Baardheere
Waxay Sheegen in Xiriirkoodu Wali Xunyahay
Dagaalyahanadu Waxay k Cowdeen Guur Khasab ah iyo Raashin La’aan
Al-Shabaab oo ka Carartay Buur-Gaab oo ku Taal koonfurta Kismaayo
Dadka Jubbada Hoose oo Sheegay in 21 Fallaago iyo 14 Shacab ah ku Dhinteen
Horjogayaasha Ciidamada, Saraakiisha DKM & Suxufiyiinta oo Wada Bartilmaameeds
500 Dagaalyahan o Yimid Muqdisho,100 Kale oo Lagu Qasbayo Dagaal
Dablayda Deegaanka oo Diidday Hoggaan Shishe
Iibsashada Muslinka Tabaalaysan si ay ugu Biiraan al-shabaab
Soomaali-Swidishkii La Soo Sheegay Dilkiisii oo Muqdisho Lagu Arkay
DKM oo Sheegtay in Fu’aad Shangole Lagu Dilay Garbahaarey
Xog tilmaamaysa in Moolasha & Dhismayaasha Dawladda la Beegsanayo
Malayshiyada oo Ka Baqaysa In la Bar-tilmaameedsado
Raaskaamboonida Taabacsan DKMG Soo Dhaweeyey Gadoodka
Labada Ra’iisal Wasaare oo ku Kulmay Nairobi
Al Shabaab oo Ciidamo ka Daadguraynaysa Kismaayo
Cadho ka Timid Xayiraadda Gaadiidka Ganacsiga
Boqolaal isugu soo baxay Nairobi kana soo horjeeda Al Shabaab
Colaad
Gobalka Xadka Itoobiya ee Raaso oo Colaadi ka Dillaacday
Ugu yaraan 75 ruux ayaa ku geeriyooday colaad qabaa’ilka degmada Raaso ee xudduuda Soomaaliya iyo Etoobiya udhexaysa, sida ay sheegen saraakiil iyo dadka degaanka ee gobolka.

“Isbitaalka Karamardha ayaa la keeney 120 ruux oo ku dhaawacmay Raaso inkalena kusoo qulqulayaan. Waxaa nasoo gaaray in 75 ku dhinteen dagaalka mase xaqiijinkarno,” Dr. Saciid Daaha ayaa yiri oo ka shaqeeya isbitaalka Karamardha ee Jigjiga oo ah caasimada gobolka. “Dhaawaca...

Masiibo ku Dhacday Xerada Barakacayaasha Galgudud
Maxamed Cabdullaahi Xasan Jidhif oo La Casilay Bartamaha Dagaalka Khaatumo
Gaari lagu Qarxiyey Hoteelka Muuna
Madaxda DKMG oo Kubbada Cagta Kusoo Bandhigay Nabad La Gaaray
Gacan Kudhiiglayashii oo ka Baxsaday Dharkenley
Ku Dagaalanka Afmadoow oo la Faliyo iyo ciidamo ku Qulqulaya
Al-Shabaab oo La Dagaalantay ASWJ, Guulo La Kala Sheegtay
PL oo Ku Eedaysay SL Carqaladayn & Garabsiin Argagixiso
Afhayeennimada Ururka oo La isku Khilaafsan Yahay
Qaybsan Siyaasadeed oo Xannibaya Guulo Laga Gaadho al-Shabaab
Kulan Ku Aaddan Xalinta Khilaaf Wiiqi Kara Ururka
Dagaalo aan lagu Kala Bixin?
Waraysiga Somalia Report ee Macalin Mahdi
Dowladda
Hordhac

1.Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka.

2.Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka soo baxaysaa dhibaatooyin bani’aadamnimo kuwii waqtigan ugu xumaa dunida. Ciidamo Afrikaan iyo Soomaali ah ayaa Al Shabaab ka saarey Muqdisho iyo degaamo kale....

Wafdi Ingriis ah oo Puntland Ubooqday Hordhaca Shirka London
Shariif Xasan ku Booriyey in Madoobe is Casilo lacag Darteed
Sarkaal dekada ee DKM oo lagu Eedeeyey Maamul-xumo Malaayiin
Ciidamada DKM ee Taakulaynaya Falalka Miinada oo ladagaalamay Xoogaga DKMG
Codka Kalsoonidara oo la Filayo Maalmaha Soo Socda
Jeneraal Sheekh Yusuf Siyad (Indha Cadde) oo Caawimay DKMG
Walaac Soo Wajahay Sannad Guurada 20aad ee Somaliland
Gobolkan Cusubi Ma Mid Ay Kenya Ku Adeegataa?
Waraysiga Somalia Report ee Macali Mahdi
Guddoomiyaha Baarlamanka oo ka qaybgalaya Shirka UN-ta ee Nairobi
Farmaajo oo ka Dalbaday UN-tu inay Muddo 90 Cisho ah ku soo Guurto
Ganacsatada Suuqa oo Dhaliilay AMISOM
Burcad Badeed
Dadka Degaanka Baargaal oo ka Caraysan B/badeedka Markabka Keenay
Sida ay saraakiisha degaanku sheegeen, markabkii calanka Panama surnaa MV Leila ee burcad badeeda Soomaaliyeed kasoo afduubeen Cumaan Khamiistii lasoo dhaafay ayaa soo gaaray xeebta Baargaal ee gobolka Bari oo ka tirsan dawlada madaxa banana ee Puntland.

“Burcad badeeda iyo markabka ayaa soo galay sakaa subaxnimadii hore. Waxaa saran shaqaale 24 oo kasoo jeeda wadamo kala duwan, qaarkood waxay kasoo jeedaan Panama,” Cabdicasiis Wali oo ah sarkaal degaanka...

Afduubayaashii oo Baxsaday Markay Laaluush Bixiyeen
Maamulka Galmudug oo Loo Mahad Celiyey
Shaqo La’aan & Dawlad Xumo Ayaa keenay B/badeedda NGO-yada
Is rasaasayn Markabka Dushiisa oo Dishay 4 B/badeed
Hawlgallo wanaagsan Midho-dhal aan wali caddayn
Burcad Badeedda oo Muujisay Qorshahooda Dhabta ah
Burcad Badeed La Khaarajiyey: Ka Dib M/Furashadii MV Sinar Kudus
Xabadihii B/Badeedda Ayaan Ka Jawaabnay- NATO
Weeraro sii Labanlaabmay Sannadka 2001--IBM
Shaqaalihii MV Susan K oo isku xidhay Qolka Badbaadda Markabka
Cakirni xagga qaanuunka ah oo ku geedaaman Budhcaddii Makabka Quest
Caddaymo Muujinaya Cunoqabatayn Lagu Sameeyey Dadaal Bulsheed:
Samafal
Madaxweynaha oo Balanqaaday Inuu Caawiyo Barakacayaasha, Falna ka Qaado Dhaca
Madaxweynaha Dawlada Ku Meek Gaarka (DKMG) iyo wafdi sare oo uu hogaaminayo oo booqday xeryaha dadka barakacay ee Muqdishu.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee DKMG, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Khaliif oo ah ra’iisul wasaare ku xigeenka, saraakiil boliis ah iyo xubnaha baarlamaanka oo madaxweynaha la socday ayaa kaalmo u qaybiyey barakacayaasha kormeerayna xaaladooda nololeed.

Madaxweyne Shariif ayaa u sheegay dadka abaaruhu saameeyeen inay ka xoroobi doonaan...

AMISOM oo Lix Ceel ka Qodaysa Muqdisho
UN-ta
La Kulankiisa R/Wasaaraha oo uu Ku Sheegay Kharash La’aan
Isku duwaha UN-ta u qaabilsan arimaha bani-aadannimo ee Soomaliya, Marka Bowden ayaa talaadadii kulan ay albaabadu u xidhan yihiin magaalada Muqdisho kula qaatay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya isaga oo la wadaagay inay roobabka la helay sanadkan aysan dabooli karin baahida aadannimo ee jirta.

“Roobabka la waayey dartood ayaan aad uga walwalsanaay inay Soomaaliya gali doonto heer cusub oo burbur baniaadannimo ah”. Wuxuu intaa sii raaciyey in laga...

Afhayeen Xassan oo Mawjado kicinaya kuna baaqay doorashooyin
Shirka UN-ta Bilowmaya: Cabsi Laga Qabo kala Tagga DKM & ASWJ
Doodda Golaha Ammaanka: Hadal Badan & Hawl Yar
Booqashada Mahiga oo diiradda Saarysa Abaaraha, Budhcadda & Siyaasadda
Doodda golaha amaanka: hadal badan & hawl yar
Horraantii bishan ayuu safiirka dalka China, Li Baodong , dhambaal ku saabsan xuska madaxweyne-nimada dawladda China ee golaha amaanka u diray xoghaya guud ee qaramada midoobay. Dhambaalkan ayaa wuxuu ku sheegay inay beesha caalamku muddo ka badan labaatan sano ku hawlanayd xal-u raadinta qadiyadda Soomaaliya. Safiirku wuxuu yidhi “ maadaama ay isku dhafan yihiin xaalado badanoo wada cakiran sida argagixisada, caraqaladaha joogtada ah, hoos u dhaca...